Wadahadal u bilowday DF & Ahlu sunna iyo howlihii dhismaha Galmudug oo..

Dowlada Somalia ayaa bilowday dedaalkii ugu dambeeyey ee lagu qancinayo hogaanka Ahlu sunna, iyadoo wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ay sheegayaan in muddo todobaad ah la hakiyey howlihii dhismaha maamulka Galmudug. Talaabadan ayaa la sheegay in looga gol leeyahay in mudadaas todobaadka ah lagu soo afjaro khilaafka Ahlu-Sunna iyo dowladda federalka ee ka dhashay … Continue reading Wadahadal u bilowday DF & Ahlu sunna iyo howlihii dhismaha Galmudug oo..